My Blog

My WordPress Blog

Hoggaamiyaha Shiicada Iraq oo ugu baaqay Taageerayaashiisa inay la dagaalamaan Ciiddanka Maraykanka.

Sheekh Mukhtada Alsadar ayaa sheegay in Ciiddanka Maraykanka ay bar tilmaameed ka dhiganayaan Kooxdiisa, inkastoo faahfaahino kale bixinin.

Hoggaamiyahaasi oo leh Maleeshiyo lagu magacaabo Ciiddanka Mahdi waxay sannadkii 2003-dii dagaal la galeen Milliterigii Maraykanka ee Faragelinta ku sameeyey Iraq.

Hadalkiisa ayaa yimid, iyadoo boqolaal Ciiddamo Maraykan ah loo soo daad gureeyey Iraq, si ay ula dagaalamaan Kooxda Daacish.

©Radio Dalsan