Ciidamada Booliska Jabuuti ayaa ku dilay Rasaas ay fureen ku dhawaad 17 ruux halka ay sido kalena dhaawacmen 100 qof.
Dadka ay waxyeelada soo gaartay ayaa ka qeybgalayay Munaasabada Xuska Mowliidka Ee Dhalashada Nabi Maxamed (NNKH).